Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 56015
Xalka dhibaatada soomaaliya!
Bookmark and Share
Dhulka soomaaliya wuxuu ka mid yahay dhulka aduunka ugu qurux badan oo ugu istaraajistiksan laakiin nasiib daro dad la'aan ayaa heysa.

Soomaalida dhulka Soomaaliya ku nool waxaa lagu qiyaasaa ilaa 6 milyan. Si aduunku xal ugu helo dhibaatada soomaaliya oo wax xaliya lawaayey 20 kii sano ee lasoo dhaafay. Waan in 6 daas milyan lasoo qaadaa oo la geeyaa dhulka Alaska oo ah dhulka aduunka meel lagu noolaado ugu xun.

Sababtoo ah, soomaaliduna dhibkay isku hayaan ayey ilaawin, dhulka soomaaliya dad u qalma ayaa dagin.

Yaa igu adeecay arinkan?
Bookmark and Share
Qoraha: sagaaroWakhtiga Laqoray: 2010-12-16
Qiimee ama u codee qoraalkan
 
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.