Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 8377
Sidee loogu ekeysiiya Windows Vista Start Menu Windows XP
Bookmark and Share
Hadaad in mudo ah isticmaaleysay Windows XP aad rabtid inaad Start Menu ga Vista ku badashid Start Menu gii Windows XP waxaad sameysaa.
1. Dhank midig u guji botonka Start, kabacdi guji Properties. Waxaa furmaya daaqada Taskbar & Start Menu Properties.



2. Waxaad xultaa Classic Start Menu sida sawirka sare ka muuqata kabacdi guji Ok.
Bookmark and Share
Qoraha: esomali.comWakhtiga Laqoray: 2009-08-30
Qiimee ama u codee qoraalkan
 
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.