Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 46972
Tirtirida Borogaram ama Sowftware ee Windows Vista– sida looga tirtiro kambuutarka
Bookmark and Share
Waxaa dhacda inaad rabtid inaad ka tirtirtid borogaram ama Software kambuutarka ku xiran. Casharkani wuxuu ku tusin sida ugu fudud ee Borogaraamda lagu tirtiro.

Hadaba raac talaabooyinka hoose si aad Borogaram uga tirtirtid kambuutar ku shaqeeya Windows Vista.



1. Guji Start, kabacdi guji Control Panel. Waxaa furmaya daaqada Control Panel ka.

2. Labo jeer guji (Double click) Programs & Features. Waxaa furmaya daaqad ay ku taxan yihiin borogaramada ku xiran kambuutarka. (Ogow Control Panel ku labo waji ayey leedahay. Waa inaad joogtaa wajiga Classic View ga oo aad ka badali kartid adoo gujiya khadka dhanka bidix ee oranaya Classic View.

3. Dhanka midig u guji borogaram ka aad rabtid inaad tirtirtid.

4. Guji Uninstall/Change. Kabacdi wuxuuu ku weydiinayaa inaad hubisid tirtirida borogaram ka. Guji Contineu ama Yes ama Ok hadba kuu kusiiyo si aad u tirtirtid borogaram kaas.
Bookmark and Share
Qoraha: esomali.comWakhtiga Laqoray: 2009-08-29
Qiimee ama u codee qoraalkan
 
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.