Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 9991
Xuruufta afka soomaaligu waxay ka kooban tahay 21 shibane iyo 5 shaqal. Hoos waxaa ku qoran xuruufta afka soomaaliga iyo dhawaaqooda.
XarafDhawaaqaArey ka bilowda xarafkan
BbBaBar, Baro, Buur
TtTaTaar, Talo, Toos, Tiro
JjJaJaar, Jago, Jilib, Jeer
XxHaXero, Xoog, Xeer, Xor
DdDaDoor, Dameer, Daad, Deg
RrRaRabsho, Rag, Reer, Raad, Raas
SsSaSafar, Saliid, Sawir, Sahal, Saf
ShshShaShan, Shanlo, Sheeko, Shaf
DhdhDhaDheg, Dhalo, Dhoof, Dhabar
CcAACaan, Cagaf, Cad, Caano
GgGaGabar, God, Gees, Galab
FfFaFaan, Faras, Funka, Fasal, Fahan
QqQaQoys, Qareen, Qiiro, Qumbe, Qalab
KkKaKaalay, Kaalmo, Keen, Koor, Kibir
MmMaMaal, Muruq, Meel, Mas, Male
NnNaNasiib, Noog, Nolol, Niyad
WwWaWar, Wareeg, Waydiin, Wakiil, Wiil
HhHaHoray, Hogaan, Hees, Hilib, Higaad
YyYaYeel, Yariis, Yey, Yaxaas, Yaanyo
Shaqalada
Shaqalada waxay u kala baxaan shaqalada dheer iyo shaqalada gaaban
Shaqalada gaaban waa Aa, Ee, Ii, Oo, Ou
Shaqalada dheerna waa AAaa, EEee, OOoo, UUuu
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.