Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 8377
Casharada iyo Qoraalada la xiriira Sheekooyinka | Afsoomaaliga
Afka soomaaliga sida xarfaha, erayada, madadaalooyin la xiriira barashada afka (Somali Games), intixaanaad ama tijaabada aqoonta soomaaliga iyo wax yaalo kale ee la xiriira barashada afka soomaaliga
Diin iyo Dawaco
Waabaa waxaa jiray Diin iyo Dawaco oo daris ah. Dawaco riyo caata ah bay laheyd Diina ido buurbuuran buu lahaa. Qofba xoolihiisa mid ka mid ah ayuu ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-12-01
Maadada Qoraalkan: Afsoomaaliga > Sheekooyinka
Khasaaradii Ganacsade Kamaal
Wabaa waxaa jiray nin ganacsade ah oo la oran jiray Kamaal Burweyn, wuxuu ku noolaa magaalada Burweyn. Kamaal wuxuu ahaa nin qani ah laakiin aan reer ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2010-05-14
Maadada Qoraalkan: Afsoomaaliga > Sheekooyinka
Sheekada Dhakhtar, Wadaad iyo Beenhawaas (Siyaasi falkiis)
Waabaa waxaa meel kawada safray sadex nin oo mid wadaad yahay, midna dhakhtar yahay, kankalena xirfad aan been ahayn ma laheyn. Waxay ku faqriyeen dh ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2010-04-24
Maadada Qoraalkan: Afsoomaaliga > Sheekooyinka
Libaax, Dhurwaa, Dawaco iyo Raqdii habar dugaag
Dhurwaa ayaa wuxuu dilay hal geel ah. Sida lagu yaqaan dhurwaa markuu neef dilo wuu isugu habar wacdaa oo wuu qeyliyaa si dhurwaayada kale ugu yimaad ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-12-01
Maadada Qoraalkan: Afsoomaaliga > Sheekooyinka
Sheekada Timir iyo Qoyskiisa
Waabaa waxaa jiray wiil Timir la dhaho, Timir wuxuu ahaa 9 jir. Timir wuxuu ahaa wiil aad u naxariis badan oo u adeega awowgiis iyo ayeydiis oo waaye ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-12-05
Maadada Qoraalkan: Afsoomaaliga > Sheekooyinka
   Page 1 of 1 pages   
 
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.