Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 9816
Casharada iyo Qoraalada la xiriira Wadaha (OS) | Kombuutarada
Qoraalada la xiriira qalabka kombuutarada (computers) iyo Tiknolajiyada. Qaraalada la xiriira noocyada, sameynta, isticmaalka, iyo suuqa kombuutarada.
Barashada Windows XP (Basic)
Barashada Windows XP Casharkan wuxuu kutusayaa sida loo isticmaalo Windows XP wajiga hore ee loo yaqaan Desktop iyo sawirada soo baxa markii kambuuta ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-06-20
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Habeynta (Customizing) Start Menu ga Windows Vista
Waxaad wax ka badali kartaa sida Windows Vista Start Menu u soo baxdo (Default Start Menu) sida muuqaalka, inta borogaram ay soo saarto ama xulankarta ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-08-30
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Xirida Windows XP ee kambuutarka
Waxaa jira afar nooc oo lugu xiro Windows XP kambuutarkaaga. 1. Nooca koowaad waa adigoo cusbooneysiiya Windows kale sida Windows 2000 ama Window ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-10-14
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Eegida Ciladaha Keydiaya Windows XP ga ama Disk Error Checking Utility
Eegida Ciladaha (Disk Error) waa borogaram la socda Windows XP oo si otomatic ah u eega ciladaha keydiyaha kambuutarka ee dhanka Windows ka ama L ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-09-27
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Maamulka Keydiyaha Windows XP ga ama Disk Management Utility
Waxaad isticmaali kartaa Windows XP Disk Management oo ah daaqad laga maamulo keydiyeyaasha kabmuutarka ku xiran sida adoo kala qeybin kara ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-09-27
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
   Page 1 of 8 pages |Next| |Last|
 
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.