Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 10021
Casharada iyo Qoraalada la xiriira Wadaha (OS) | Kombuutarada
Qoraalada la xiriira qalabka kombuutarada (computers) iyo Tiknolajiyada. Qaraalada la xiriira noocyada, sameynta, isticmaalka, iyo suuqa kombuutarada.
Sameynta Khadka Internet ka ee Windows XP
Waxaa jira dhowr nooc oo Internet ah sida DSL, ISDN, Cable, SONNET, Sattelite, T1 ama E1, iyo waliba nooca laga gudbey ee Dial Up. Halkan waxaan ku e ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-09-27
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Sidee loogu ekeysiiya Windows Vista Start Menu Windows XP
Hadaad in mudo ah isticmaaleysay Windows XP aad rabtid inaad Start Menu ga Vista ku badashid Start Menu gii Windows XP waxaad sameysaa. 1. Dhank midi ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-08-30
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Sameynta Sadarka Geeska (Sidebar) ee Windows Vista iyo ku darida Gadgets ka
Sadarka Geeska ama Sidebar ee Windwos Vista waa daaqad dhuuban ee kasoo baxda dhanka midig ee wajiga Windows Vista. Waxaad kasoo saari ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-08-30
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Maamulka Khasnada Keydka (Hard Drive) ee Windows Vista
Khasnada Keydka ama Hard Drive waa meesha uu kambuutarka wax ku keydsho. Waxaa mihiim ah inaad lasocotid intuu qaadi karo, inta maran, iyo in ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-09-01
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
Tirtirida Borogaram ama Sowftware ee Windows Vista– sida looga tirtiro kambuutarka
Waxaa dhacda inaad rabtid inaad ka tirtirtid borogaram ama Software kambuutarka ku xiran. Casharkani wuxuu ku tusin sida ugu fudud ee Borogaraamda la ... read more
Qoraha: esomali.com    Wakhtiga laqoray: 2009-08-29
Maadada Qoraalkan: Kombuutarada > Wadaha (OS)
|First| |Prev| Page 2 of 8 pages |Next| |Last|
 
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.