Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 9990
faah faahin la xiriirta bogan

marka hore waan salaamayaa dhamaan masuuliyiinta bogan waana ku amaanayaa hawsha wanaagsan ee aad qabateen. soo jeedin amaan bacdigeed su.aal yar ayaan qabaa mana sii daba dheera

aniga waxaan ahay mid ka mid ah taageerayaasha bogan waana ku cusbahay waxaan doonayaa in lay fisiro jadwalka guud ee webka iyo halka laga helo warbixinada la xiriirta wixii lagu soo diro ama faa.iido ee kujira bogan halkii laga heli lahaa illeen dhamaan boga qaybahiisa kala duwan waan indha indheeyey mana ii bidhaamin meel aan ka helo ama aan ka aqristo waxyaalaha ama boga ha qoro ama dadwaynaha haqoraane ay ku jiraan su.aasjayda waa taas mahadsanid

Wakhtiga Laqoray: 2009-12-07
Jawaabta ama Jawaabaha Suaashan
Qoraha esomali.com
Asalama Caleykum Waraxma tulaahi wabaratuh,

Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay suaasha aad na weydiisay.

1. Marka koowaad ujeeda bogan waa inuu u faa iideeyo dhamaan dadka soomaaliyeed, hormariyana luuqada soomaaliga. Wuxuu u faran yahay qofkasta oo aqoon leh inuu qeyb ka furto bogan aqoontiisana uga faa iideeyo dad kale.

2. Tan labaad, bogan wuu cusub yahay oo wali dhisme dhan maamul iyo dhan macluumaad baa ku socda. Waxaan rajeynayaa in qorayaasha iyo bulshada guudba ay faa-iido ugu jiri doonto inshaa allah. Wixii suaal kale ama faahfaahin dheeraad ah ilaga soo xiriir email ka admin@esomali.com

C\raxman Sh. Abdisalam


Bookmark and Share
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.