Sidee loo sameeyaa? - Bar ama Baro
Barashada = Aqoonta
Qor Qoraal :: Qor Su-aal :: Su-aalaha :: Qoraa Noqo :: Forum
English RRS Feeds
 
 
Baar Bogan
Maadooyinka Casharada
Xayeysiinta
Visitors September: 9991
Su-aal la xiriirta Windows Vista sida loo joojiyo inay ku weydiiso Continue markasta

Markasta aan program furo ama aan rabo inaan wax isticmaalo computer ku wuxuu igu soo celin screen madow oo oranaya Continue. Ma laga saari karaa?

Wakhtiga Laqoray: 2009-09-13
Jawaabta ama Jawaabaha Suaashan
Qoraha esomali.com
Arday, kugulama taliyeen inaad ka saartid ama Disable ka dhigtid UAC (User Access Control) ka waayo wuxuu ciliyaa in borogaram virus ah isku xiro kambuutarka.

Waxaan kugula talin lahaa inaad xayirin ama disable ka dhigin UAC ga laakiin hadaad go aan satay waxaad sameysaa.

1. Fur Control Panel ka.
2. Guji User Accounts, guji user ka ama isticmaalaha aad rabtid inaad UAC ga ka xayirktid.
3. Guji khadka Main User Account Page.
4. Guji Change Security Settings.
5. Calaamada ka qaad Use User Account Control (UAC).
5. Ok guji. Dib u daar kambuutarka.
Bookmark and Share
Qorayaasha
Gal - Login
Isqor - Register
Linkiyada
Ufeyn.com
Consumervote.com
BestMuslim.com
PCTalkNet.com
 
Wixii akhbaar ah iyo hadaad casharo noosoo gudbineysid nagala soo xiriir email ka: admin@esomali.com
Design By KWWebService.com
Barashada computer ka, wax barashada, cilmiga guud, barashada technology ga, barashada windows ka, barashada dhaqaalaha, barashada afsoomaaliga, barashada somaliga.